Hadaan ahay maanta
![Image](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEh7pqx66ZM_EP5d-xHh_mVIlu2Z4UDZBShIWwCRS089hqBLz9DqOjoU2RWrL-WvmJlfvwbqAhIplHnUyb3M7gzSr9UsZ6t5W37FsHpPhyphenhyphenTjCJJDcAro5A30Xz8-jlOfxYskwJ4SIPuaJLY/s320/FB_IMG_1536826186450.jpg)
Hadaan ahay maanta Mid aan helin guusha Hadaan ahay maanta Miskiin hurdi waaya Hadaan ahay maanta Halyeey dubjiraaya Hadaan ahay maanta Hanad aan waxba haynin Hadaan ahay maanta Midaan guri haysan Hadaan ahay maanta Midaan shaqo haynin Hadaan ahay maanta mideey nolol hiiftey Hadaan ahay maanta Midaan garab heysan Hadaan ahay maanta Doob hanfi qaadey Hadaan ahay maanta Hayaan nin u taagan Hadaan ahay maanta Miduu hadalkiisu Hawaawi tireeynin Hohey waxan hiigsan Halkuu barre gaarey amaan ka huleelo Aduun ka hoyaado Qabriga la igu hooyo Labadaa mid ahayna Wallee hanaqeeygu Hankeeygu ma yeelo Abdikafi Cirir September 13, 2018