Qeeyb yar oo kamid ah tixda "Madaxyo weyn"

Markii hore mid kamidoow aha, macawis leydiiye
Mansab iyo aqoon looma xulan lagu majeertaaye
Manfac iyo wanaag laga dhaxlana lagu maleymeyne
Masiirkeenana muu aqoon wey mahligayeene
Inuu waxba noo mudneeyn cidi ma moogeyne
Qabiil baa noo mashraxay, madaxyo weyntiiye
Maxay talada mool naga galsheen mudac ha ruugaane

Comments

Unknown said…
Masha ALlah wllkey

Popular posts from this blog

Young graduates, and lack of jobs. A surprising evidence!!

Today's Business challenges on spot

Cashless Financial Transactions in Somalia